Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Per Lindgarde. (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Per Lindgarde. Kulanka dhax maray Ra’isul Wasaaraha iyo Danjire Per Lindgarde ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xariirka qotoda dheer iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal ee Sweden iyo Soomaaliya. Danjiraha ayaa sheegay in dowladda Sweden … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Per Lindgarde. (Sawirro)